Saddex Waxyaabood oo sabab u ah amaan darrada kusoo korortay Muqdisho

Qaraxyada khasaaraha badan, dilalka daa’imka, waa mid daashaday dadyowga ku dhaqan magaalada Muqdisho. Urugo iyo uurkutaallo ayey la noolyihiin. Ciil iyo carro bay cunaha is hayaan. Hadday hadlaan waa dil, haddii ay aamusaanna la deyn maayo. Waxayna is weydiinayaan, “ goormaa Muqdisho dhibaatadan ka dhamaaneysaa”?! Iyadoo ay jiraan waxyaabo badan oo sabab u ah amni … Continue reading Saddex Waxyaabood oo sabab u ah amaan darrada kusoo korortay Muqdisho